没有人聚集在上帝的一所房子里,背诵上帝的书,互相学习,除了平静降临在他们身上,怜悯笼罩着他们,天使围绕着他们,上帝在与他在一起的人中提到他们。
This channel is part of the discussion
HOYGA BARASHADA DIINTA appears in 5 event pages on TGListIctiraafkii nacalada qiyaano bey eheeday, waxay nagu maa weliyeen Barbara istiraaji ah, waagi hore wax ka duwan mey noqon laheeday, waxa loo socday waa reeryaman waxaan islahaa dhulka nacadaa laga weerari doona lkn waxay ila muuqata in laga weerari doono goobtii shacabka…
Intaan dal shalay markii la garaacaayay gaza meysan u hiilin, Lkn maanta waxay u hiilinaayan yahuda, yaan lagu adheecin dulmiga madaxda, انا لله وانا اليه راجعون
Maalmihii reer hargeysa u niiki jireen yahuuda aan idin lahaa hargeysa ma laga maamulo bada, yacnii berbera ma saarna bab al mandab, babul mandab wa jabuuti, bada meesha laga soo galo waa boosaaso waxayna maa mushaa lawa badood, reerkii yahuuda raacay nacalada ka daba wareega,…
Waxaan la hatlaya shacabka somaliyeed badeeco idinka leedihiin lama weerarin, Shacabka somaliyeed waxaa idinku waajib ah mudaaharaat, Iska baryi yeela, dagaalka bariga dhaxe waana dabin, idinkaa tiina qaadi la, Reeryaman daras baa tihiin cadaw haka dhiginina, shacaboo dhibaato…